Maxaad kala socotaa Tirada Xildhibaanada Mucaaradsan Xukuumada iyo Kooxaha ay katirsan yihiin ?

Xildhibaano tiro badan oo katirsan Golaha Shacabka ayaa mucaarad ku ah Xukuumada Soomaaliya, waxa ayna Xildhibaanadan marar badan ku fashilmeen in Mooshin ka keenaan Xukuumada Soomaaliya. Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Xukuumada Soomaaliya ayaa tiradooda lagu sheegay ku dhawaad 120-Xildhibaan, waxaana Xildhibaanadan u badan yihiin kuwa katirsan Kooxo iyo Xisbiyo dalka ka jira. Tirada ugu badan … Continue reading Maxaad kala socotaa Tirada Xildhibaanada Mucaaradsan Xukuumada iyo Kooxaha ay katirsan yihiin ?